Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA в хорошем качестве

Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA Трансляция закончилась 3 недели назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



Isbaheysiga Soomaaliya iyo Turkey oo xoogeystay, lacagta laga xadi rabay M/Afrika | Qubanaha VOA

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda, UK oo billaabeysa inay muhaajiriinta u tarxiisho Rwanda, Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay, Dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin ee Jaamcadaha Mareykanka iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:08 UK oo billaabeysa inay muhaajiriinta u tarxiisho Rwanda 06:49 Blinken oo ku baaqay in laga heshiiyo dagaalka Gaza 10:43 Dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin ee Mareykanka 17:33 Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay 19:59 Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda 24:12 Ghana oo 20% la musuq-maasuqo miisaaniyada dowladda Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali   🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali   🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali   🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali   🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali   VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comments