Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб Holland oo taageero ka raadinaysa Erdogan, Isbeddelo weyn oo ka socda Muqdisho | Qubanaha VOA в хорошем качестве

Holland oo taageero ka raadinaysa Erdogan, Isbeddelo weyn oo ka socda Muqdisho | Qubanaha VOA Трансляция закончилась 4 недели назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



Holland oo taageero ka raadinaysa Erdogan, Isbeddelo weyn oo ka socda Muqdisho | Qubanaha VOA

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dowladda Holland oo taageero ka raadinaysa Erdogan, Isbeddelo waa weyn oo ka socda Muqdisho, Dubai oo dhisaysa garoon diyaaradeed cusub, dad ku dhintay biyo-xireen ku dumay Kenya, Israel oo duqeyn ay ka fulisay Rafah ku dishay 22 qof iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:03 Kenya: Dad ku dhintay biyo-xireen dumay 03:48 Rafah: Israel oo duqeyn ku dishay 22 qof 08:03 Holland oo taageero ka raadinaysa Erdogan 10:06 Dubai oo dhisaysa garoon diyaaradeed cusub 17:28 Isbeddelo weyn oo ka socda Muqdisho 24:41 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali   🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali   🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali   🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali   🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali   VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comments